Muxuu yahay shirka ay Muqdisho ka fureen Dowladda Soomaaliya iyo IGAD? (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa manata  magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Dhaqaalaha ee Blue Economy. Kulanka oo socon doona sadax maalmood ayaa  looga doodi doonaa hannaanka ugu wanaagsan ee loo xasilin karo heerka dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana  shirka soo qaban-qaabiyay Dowladda Soomaaliya iyo Urur goboleedka IGAD. Shirka waxaa furay Wasiirka Arrimaha dibadda … Continue reading Muxuu yahay shirka ay Muqdisho ka fureen Dowladda Soomaaliya iyo IGAD? (Sawirro)